Turjummadda Nuxurka

|
Content Translation
Qalabka Turjumaadda koboyutarka ee boggaga wikipedia
|
Aaladda Turjumidda Nuxurku waxay u ogolaaneysa dadka wax diyaariya in ay ka bilaaban turjumidda dhinaca midig ee majallada Asalka ah wuxuna u toosinaya Talaabooyinka caajiska ah:koobiyeynta qoraalka guud ahaan tabs browserka,raadinta xirriro u dhigma iyo qeybaha iyo wixi la mid ah. waan ku mahadsanid waayo-aragnimada fasaaxadda leh, urjumayaashu waxay ku qarash gareyan waqtigooda ugu badan iyagoo abuuraya nuxuro tayadoodu aad u sareyso taas oo si dabiici ah ugu akhrisa luuqadooda.
Qalabku waa kuu diyaar si aad u tijaabiso waxaana hore loogu isticmaalay in lagu abuuro in ka badan laba milyan oo maqaal, taasoo keentay in la soo sheegayo horumar ku yimid wax-soo-saarka tarjumaayaasha.[1][2] Content Translation wuxuu isku daraa qalabyo sida qaamuusyada ama adeegyada tarjumada mashiinka. Kuwaas looma taageero dhammaan luqadaha, laakiin qalabku waa la ballaadhin karaa si loo daro kuwo kale.
khibradda turjumaadda horumarsan
turjumaadda nuxurka waxa loo horumariyes si loo helo dashboard kaas oo keena khibrad joogto ah dhamman dadka ku isticmaala Aaladaha desktopka iyo mobile ka waxay ku dareysa Section Translation khibrad, taas oo u ogolaaneysa isticmaalayasha talefoonada inay si dhaqso ah u Balaariyan maqaalo iyago tarjumaya hal section waqti iyo weliba khibrada desktop, taas oo kaa caawisa inaad turjumatodhamman maqaalka lahaanshaha dashboard mideysan, dadka isticmaala desktop waxay awoodi doonan:
- in ay turjumaan section cusub oo maqaal
- oo hel mowduuca ku saleysan helitaanka article suggestion filters, si gaar ah ay u heli karaan dadka isticmaala mobeelada
- Ka hel oo u hel shaandhada liisaska ay bulshadu qeexday, oo sidoo kale loo yaqaan 'Ururin' (Collections), kuwaas oo ka imanaya mashruucyada iyo ololayaasha wiki-ga.
xata arag:
- Dukumiintiyada isticmaalaha
- Dukumentiyada la xidhiidha
- Qeybta turjumaada iyo caawinta mobile ka. Hindisaha Turjumaada Qaybta waxay balaadhisaa awoodaha tarjumaada nuxurka. turjumayashu waxay awoodi doonan inay balaariyan maqaalada yaala iyagoo turjumaya qeybta cusub ee mobile ka iyo desktop ka. turjumidda section ka waa horumar joogto ah waana aad ka qeyb qaadan karta kana sameyn karta horumar ku aadan updates kii ugu dambeeyey.
Tijaabi qalabka
Waxad ka heli karta Aalada Special:ContentTranslationwikipedia weliba luuqad kasta. Helitaankeda waqtiga ugu horeeya waxay u suurta gelin doonta Alada Wikigaas tartiis.
Turjumaadda Nuxurka waxa laga heli kara wikipedia dhexdiisa dhamman luuqadaha Dadka loogu talo galey in ay isticmaalan Marka la joogo Luuqada qaar waxa waajib ah in la shaqa geliyo as a beta feature, halka kuwa kale badanaa isticmaalaha doorshadiisa ay u suurta geliso default Marka la howl geliyo waxad arki doonta meelo dheeri ah oo laga galo si aad u bilowdo Tarjumaad ka timid bogaaga Ka qeyb qaadashada ama liiska Liiqadaha Maqaalada Wikipedia marka laga waayo Luuqadaada.
Hadi aad wax dhibaato ah kala kulanto Qalabka ama aad rabto inaad la wadaagto khibradaada fadlan provide feedback at the talk page.
Ulujeedada Qalabka
| ContentTranslation |
|---|
| General |
| Visual design and user workflow documents |
| Technology |
| Installation |
Turjumaada contentiga waxay kuu ogolaaneysa in aad abuurto Nuqul bilow ah oo bogga wikipedia oo ku saleysan Nuqulo jira oo ka yimid luuqad kale Qalabkani wuxu diirada saaraya wareejinta iyo Laqabsiga Nuxur ka yimid Maqaalo jira loo u socdo Maqaal cusub oo luuqad kale. Waxay u ogolaaneysaa tafaftirayaasha in ay dib u isticmaalan waxyaabo Badan ama u yer oo loogu talo galey nooca asalka ah si ay ugu sii wadan inay ku tafaftiraan qalabkooda caadiga ah
Waxan Rajeyneyna in tarjumaada Nuxurku ka caawin doonto ballaarinta aqoonta Luuqado badan qalabkani wuxu diirada saaraya isticmaalayasha Laba luuqadood iyo wax ka badan.
Tafaftirayashan qalabkani wuxu u fududeen doona habka Tarjumaadda Nuxurka. Hadda 15% isticmaalayasha xata waxay ku tafaftiraan Tafaftirida Luuqada labaad. Isticmaalayashan Luuqadaha badan ku hadla ayaa la ogaadey inay ka faa'ido badan yihiin kuwa Dhigooda ah ee ku hadla Hal luuqad iyaga oo sameeyey Qiyaastii 2.3 in ka badan celcelis ahaan qiyaasti tafaftirka.[3] Intaas waxa dheer aaladan waxa loogu talo galey in lagu soo jiido tafaftirayaasha cusub kuwaas oo laga yaabo inay ka faa'ideystaan habka wax ku biirista taas ka sahlan abuuridda bog cusub oo laga soo bilaabo Eber
Qalabkan waxaa loo sameeyay iyadoo la raacayo mabaadi'da soo socda:
- Ilaalinta waqtiga .wuxu tarjumayaasha ku caawinaya inay bilaaban Nuxurkka Si dhaqso leh, iyaga oo aan u isticmaalin jabka koobiyenta iyo pastiga Qalab dheeri ah
- Bixi caawinad. Ka hortag Qaladaad, ka dhig tarjumaha mid ku kalsoon Tarjumadiisa.
- Ku dhiiri geli Tayada Tarjumaadaha.
Qalabku waa inuu si sax ah u gudbiyo tarjumaadaha wikipedia iyo ka caawi isticmaaluhu inuu iska ilaaliyo tarjumaada tayada xun.
- Haku qasbin isticmaalaha.Maadaama tarjumayaal kala duwan ay raacayaan Dadbadan oo tafaftirayaal ah,
Caawinaada la bixiyey waa in aysan soo dhexgelin habka Tafaftirka.
- Xooga saar Nuxurka.
Tarjumaadda waxay diirada saarta nuxurka marka loo eego Qoraalka. Waxyaabaha farsamada sida wikitext waa in loo xaliyaa si aan Tarjumaadda ka dhigeynin mid adag
Faahfaahin badan ku saabsan falanqaynta la tixgeliyey ayaa la heli karaa.
Sida looga Qeyb Qaato
- isku day Aaladaan
- Caawi Hagaajinta Qalabka Adiga oo isku Darayaadeegyada turjumaada mishiinada cusub ama Taxliilinta xogtayada turjumaada daabacan si aad uga dhigto adeegyada turjumaada wanagsan
- Qaado baaritaanka luqadda cusub halkaas oo aad ka heli karto macluumaad ku saabsan taageerada qalabka hadda jira ee luqaddaada.
- Keen faalobixipogga hadalka.
Dhamman Boggaga la xiriira
- Qeexitaanta sheyga
- Kuwa hormariya
- faahfaahinta geynt
- dokumiintiyada caawinaada
- ogeysiisyo
- dhamman bogaga Hoose
- Tallaabooyinka ugu wanaagsan ee loogu talagalay dhacdooyinka turjumaadda Nuxurka
- Extension:Translate
- Warbixinnada xaaladda
- Khariidadda wadada
Tixraacyo
- ↑ waxana sii kordhaya tallaallada lagama maarmanka ee Wikipedia Blog
- ↑ sidee tarjumaadda Nuxurku kor ugu qaadey diyaarinteyda wiki, Wikimedia Blog.
- ↑ Multilinguals and Wikipedia Editing, Scott A. Hale. Dec 2013
This page or project is maintained by Wikimedia Language engineering.
Get help: |
